Waxaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garowe xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Munaasabadda waxa ka qeyb gelaya madaxda dowladda Soomaaliya, madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, wasiirada iyo xildhibaananda Federaalka iyo siyaasiyiinta xisbiyada dalka ka jira.
HOOS KA DAAWO HOOLKA SHIRKA LAGU QABANAYO