Saturday, July 5, 2025

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo heshiisiiyey Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan isugu yeeray magaalada Addis ababa madaxweynaha Maamulka Somali State Mustafe Maxamuud Cagjar iyo wasiirka Maaliyadda ahna guddoomiyaha xisbiga talada haya ee maamulka Soomaalida Axmed Shide.

Kulanka saddex geesoodka ahaa  ayaa la sheegay in labada nin lagu dhexdhexaadiyey, iyadoo ay ku heshiiyeen inay wada shaqeeyan, waxaana qoraal uu soo saaray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu ku sheegay inay ka wadahadleen arrimaha amniga iyo horumarinta degaanka Soomaalida.

Abiy Ahmed wuxuu intaas ku daray inuu kulanka ku soo dhammaaday isagoo siiyey tilmaan ay ku xoojin karaan horumarka Gobolka. Waxay kaloo labada mas’uul ka heshiiyeen isbedelka lagu sameynayo xisbiga talada haya ee

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON