SAWIRRO: Goobta Caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni

Waxaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garowe xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.

Munaasabadda waxa ka qeyb gelaya madaxda dowladda Soomaaliya, madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, wasiirada iyo xildhibaananda Federaalka iyo siyaasiyiinta xisbiyada dalka ka jira.

Ad

HOOS KA DAAWO HOOLKA SHIRKA LAGU QABANAYO

Image may contain: indoor

Image may contain: 1 person

Image may contain: indoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

128,042FansLike
1,151FollowersFollow
3,347FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!