Friday, June 27, 2025

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Guubaabintii ugu Culsleyd u jeediyay Ciidamo Milateri ah oo la diyaariyay…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay wehliyaan qaar kamid ah  saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah xeryaha Ciidamadaa Xoogga Dalka ee  magaalada Muqdisho.

Xeryaha uu kormeeray madaxweynaha waxaa ka mida: Bangala, Janaraal Dhega-badan iyo meelo kale, isagoo ku dhiirogeliyay Ciidanka Xoogga Dalka in ay shacabku ka difaacaan Cadowga umadda Soomaaliyeed ee Alshabaab.

“Waxaa ay sugayaan dadkan shacabka ah difaaca ay ka sugayaan waa dhalinyaradiina, waa anagoo idil, sidaasi daraadeed waa in aan u istaagnaa sidii diinteena iyo shacabkeena aan uga difaaci lahayn caddowga, qolooyinkan hororka ah oo ku xadgudbay diinta ee banneystay dhiigga shacabka, waa in aan ka hortagno, waa in aan muujinaa wadaniyada”. Ayuu yiri Madaxweyen Farmaajo oo la hadlayey cutubyo ka mida ciidamada Milateriga.

SAWIRRO

Image may contain: 4 people

Image may contain: 32 people, people smiling

Image may contain: 30 people, people smiling, crowd and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling

Image may contain: 5 people, people smiling

Image may contain: 13 people

Image may contain: 6 people

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON