Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Sharma-Sheikh ee dalka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Sharma Sheikh ee ee dalka Masar.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shirka Ganacsiga iyo maalgelinta Afrika ee Africa Business Forum oo sidoo kale ay ka qeyb galayaan madaxda qaar ka mida dalalka Afrika.

Garoonka Sharma Sheikh waxaa ku soo dhoweeyay madax ka tirsan dowladda Masar, waxaana la filayaa inuu ka qeyb galo doodaha shirka oo ku saabsan fursadaha maalgelinta Afrika sidii ay u noqon lahaayeen kuwo keena horumar waara.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON