Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa si diiran loogu shoo dhoweeyay magaalada Kismaayo.Madaxda maamulka Jubbaland oo uu horkacyo madaxweyne Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhoweeyay wafdiga Madaxweynaha.
Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu Caawa ku hoydo magaalada Kismaayo, isagoo kormeer ku tegi doona Dekeda Kismaayo iyo xarumaha ciidamada isku dhafka.
DAAWO SAWIRRO