SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Yusuuf Garaad u wakiishay khudbadii shirka Sharma-sheekh

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka Ganacsiga ee Africa 2017.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in madaxweynaha isaga u wakiishay jeedinta khiudbadii gunaanadka shirka Africa 2017 ee Sharm El Sheikh.

“Waxaa ka hadlay hodontannimada qaaradda Afrika xag kheyraad dabiici ah iyo xagga firfircoonida iyo tirada dhallinyaradeeda. Waxaan si gooni ah u taabtay fursadaha maalgashi iyo ganacsi ee yaalla Soomaaliya oo hodon ku ah beeraha, kalluunka, xoolaha iyo macaadinta. Kuna taalla goob istaraateeji ah oo ah marin isku xira Aasiya, Afrika iyo Yurub…” ayuu yiri Yuusuf Garaad.

SAWIRRO

Image may contain: 1 person, standing