Friday, June 27, 2025

SAWIRRO: Maxaa kasoo baxay Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada & Madaxweyne Farmaajo? [Akhriso 2 Qodob]

Kulan uu soo qabanqaabiyay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe, kaasoo ahaa quraac oo sameeyey madaxdii hore iyo maamul Goboleedyada oo wehliyo madaxweyne Farmaajo.

Kulanka kadib ayaa shir waxaa yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul Goboleedyada, waxaana la isku afgartay qodobo ay ka mid yihiin: In la xaliyo khilaafka u dhaxeeya Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada iyo in kulan ay labada dhinac shir ku yeeshaan magaalada Muqdidsho iyadoo uu shirkaasi waqtiga la qabanayo uu ku dhawaaqi doono Madaxweyne Farmaajo.

Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo Mudane Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.

Image may contain: 3 people, people smiling

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 1 person, smiling, sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON