Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socota qabanqaanadii ugu dnabeysay ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta dhaceysa.
Sawirrada soo socda waa muuqaalkii ugu danbeeyay ee goor dhoweyd laga soo qaaday xarunta oo diyaar u ah doorashada, waxaana la sugayaa inay halkaasi iska xaadiriyaan xildhibannada Federaalka.