Thursday, July 3, 2025

SAWIRRO: NISA oo soo bandhigtay Lacag been abuur ah oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho

Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa shaaciyey lacag been abuur ah oo lagu qabtay garoonka magaalada Muqdisho.

Lacagtan oo ah nooca la dhaqo ayaa isugu jirtay Doolar iyo EURO, waxayna war ay faafisay NISA lagu sheegay in shaqsiga lagu qabtay markii gacanta lagu dhigay 18-kii bishan Oktoobar, kadib dabadal la sameeyay lasoo qabtay koox isku xiran oo howshan.

“Khamiistii hore oo ku beegnayd 18/10/2018, ciidanka amniga ayaa madaarka Muqdisho waxay ka soo qabteen shakhsi la dhoofayay lacag been abuur ah oo isugu jirta dollar iyo Euro. Lix saac kadib, magaalada daafaheeda ayaa laga soo qabtay shabakadii oo dhamaystiran…” ayaa lagu yiri Warka NISA.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON