Qaraxyo mataano ah oo waaweyn ayaa galabta ruxay magaalada Muqdisho laba toddobaad kadib qarixii weynaa ee ka dhacay Isgoyska Soope ee caasimadda Muqdisho.
Qaraxyadan ayaa lala beegsaday Hotelka Naasahabood 2, waxayna qasaare kasoo gaareen dad badan oo ku sugnaa Baar ku dhow hotelka, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintan 10 qof ka badan.
SAWIRRO