Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Qarixii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Saldhgga ciidamada Warshadda Nacnaca

Qarax uu geystay nin is-miidaamiyaha ahaa oogalay saldhiga ciidamada ee Warshadda Nacnca magaalad Muqdisho ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Ninka is qarxiyay ayaa xerada galay isagoo iska dhigay nin ka tirsan ciidamada, wuxuuna ku lebisnaa dareyska ciidamada milateriga.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay saraakiil magacydooda lagu sheegay: G/Dhexe Abuukar Dheere, Laba xiddigle Macalin C/kariin iyo kuwo kale.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON