Saturday, July 5, 2025

SAWIRRO: Qarixii Muqdisho oo geystay burbur aan hore loo arag & Dab qabsaday xarumo fara badan

Qaraxii weynaa ee caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare iyo burbur aan hore loo arag, iyadoo dhismooyin badan uu qaraxaasi waxyeellay.

Qaraxa waxaa ku burburay dhismooyin iyo xarumo ganacsi oo fara badan oo isugu jira hoteelo, baarar, xarumo ganacsi iyo Carwooyin, waxaana xaaladda uga sii daray dab qabsaday dhismooyinka oo qaraxa iyo Koronto ay dhaliyeen.

Dadka ku waxyeelloobay dhismooyinka burburay ayaan loo gurman, waxaana ugu wacan iyadoo ay jirto xaalado amni, cabsi dabka kacay iyo cabdi laga qabo Gaari Qarax kale sida.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADII LAGA SOO QAADAY

Image may contain: outdoor
Image may contain: outdoor
Image may contain: night and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, night and outdoor
Image may contain: night and outdoor
Image may contain: night
Image may contain: sky, tree and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON