Monday, June 23, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo furay Shirka Kooxda Ururka Iskaashiga Islaamka ee Arrimaha Somalia

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furay  Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC,  iyadoo ay ka qeyb galyaan14 dal oo xubno ka ah.

Shirka dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Qaabilsan Arrimaha Somalia, waxaa ka qeyb galaya 14 dal oo ka kala socda dalalka Islaamka ee kala ah: Azerbaijan, Brunei, Djibouti, Egypt, Gabon, Iran, Kuwait, Malaysia, Pakistan, Qatar, Saudi Arabia, Sudan, Turkey, UAE, Yemen.

 Image may contain: 1 person

HOOS KA DAAWO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON