Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo hoggaamiyey Olole Nadaafadeed oo lagu qaaday Garoonka Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa maanta hogaamiyey olole nadaafadeed oo lagu qaaday Garoonka weun ee Stadium Muqdisho oo dhowaan ay banneeyeen ciidamada AMISOM.

Ra’iisul wasaaraha oo uu wehliyaan ku xigeenkiisa iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeyb galay ololaha Gobolka Banaadir ee lagu nadiifinayey Garoonka, waxaana sidoo kale halkaasi tegay shaqaalaha maamulka G/Banaadir iyo dadweyne fara badan.

Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa halkaasi uga dhawaaqay olole lagu nadiifinayo gudaha Garoonka, wuxuuna sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay iska iloobaan in Ajnabi u dhiso Garoonka, balse la doonayo inay iyagu dhistaan.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, outdoor

Image may contain: one or more people, crowd, sky and outdoorImage may contain: 26 people, including Mohamed Osman Black Cobra, Liibaan Cusmaan, Cabdiraxmaan Yusuf Cadaala and Duran Shirwa, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 14 people, people smiling, crowd and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON