Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo isagoo xiran Dareyska Milateriga booqday Goob Dalxiis

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duledka magaalada Kismaayo.

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehliyay madaxweynaha maamulka Jubba, Ra’iisal wasaaare ku xigeenka iyo wasiiro, wuxuuna sheegay in Goobweyn ay ahayd meel loo dalxiis tago.

“Goobwayn waxay ahayd in dunidu usoo dalxiis tagto, inay ahaato Muuqaalka iyo Sharafta Soomaaliyeed, ma ahayn in dadkeennu ku gaajoodaan..!” ayuu Ra’iisal wasaare Kheyre ku yri qoraal uu soo dhigay baraha bulshada.

Xasan Cali Kheyre ayaa ku lebisnaa dareysa ciidamada milateriga xilliga uu booqashada Goobweyn ku joogay, isagoo sidoo kale booqday xarumo kale.

SAWIRRO







NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON