Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo Magaalada Garowe socod ku maray, lana kulmay bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka mida madaxda ku sugan magaalada Garowe ayaa waxaa Caawa afur u sameeyay Maamulka Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal.

Kulanka kadib ayuu ra’iisal wasaare Kheyre kormeer lug ah ku maray magaalada Garowe,isgoo waqti la qaatay qaar ka mida Shacabka Magaaladda Garowe oo uu ugu tegay goobahooda ganacsiga iyo wadooyinka magaalada, halkaasoo sheeko ay ku dhex martay.

SAWIRRO

Image may contain: 13 people, people smiling, people standing and indoor
Image may contain: one or more people and people sitting
Image may contain: 5 people, people smiling, suit
Image may contain: 7 people, people smiling, crowd, wedding and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON