Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Turkiga oo khudbad u jeediyay Askarta Soomaalida ee Turkigu tababarrayo

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu‏ oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa booqday xarunta lagu Tababaro Ciidanka Militariga Soomaaliya oo ay Turkigu ka hirgeliyeen magaalada Muqdisho.

Hakan Çavuşoğlu ayaa khudbad  u jeediyay askarta Soomaalida ee dowladda Turkigu ku tababarto Saldhigga Muqdisho, isagoo ka hadlay xiriirka Somalia iyo Turkiga, wuxuuna sheegay in labada dal uu dhex maray heshiis milateri oo lagu taageerayo dib u dhiska ciidamada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON