Friday, April 19, 2024

SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Doha ee Dalka Qatar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay  magaalada  Doha ee dalka Qatar.

Waxaa garoonka Caalamiga ah ee Hamad International Airport ku soo dhoweeyay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka dalka Qatar Jaasim Bin Seyf iyo Safiirka dalka Qatar u jooga Soomaaliya Xasan Bin Xamsa iyo Sii-hayaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar Mukhtar Cali Yuusuf.

DAAWO SAWIRRADA

Ad

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON