Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Sidee Muqdisho loogu soo dhoweeyay Ra’iisal wasaare Kheyre? [Wasiiro faraxsan oo..]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa si weyn loogu dhoweeyay Garoonka Muqdisho.

Waxaa garoonka uga hortegay Wasiirad xukuumaddiisa oo farxsan ay ka muuqatay, waxaan ka dhex muuqday Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiin Cabdi Xasan Canshuur, wasiirka Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre, wasiiro kale iyo xubno ka tirsan labada Gole.

Xukuumadda ayaa ka gudubtay shalay su’aalo adag oo kasoo wajahay Baarlamaanka, iyadoo xaaldda Amniga Muqdisho dood culus ka taagneyd, taasoo xukuumadda u ahayd caqabad ka hartay.

SAWIRRO: Sidee Muqdisho loogu soo dhoweeyay Ra'iisal wasaare? Kheyre (Wasiiro faraxsan oo...)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON