Friday, July 11, 2025

SAWIRRO: Tababar Gaara oo loo soo xiray Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya

Ciidamada madaxtooyada ayaa mar kale tababar loo soo xiray, kaasoo ka mida tababarro xriir ah oo u socday ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyada loo yaqaan Koofi-Gaduud.

Xaflada lagu soo bandhigay ciidamada loo xiray tababarka waxaa ka qeybgalay Wasiir ku-xugeenka Gaashaandhigga C/llaahi Colaad  Rooble iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen. C/weli Jaamac Warsame (Gorod), waxaana la sheegay in ciidamada tababarka loo xiray ay gaarayeen 200 askari.

Tababarka ayaa socday muddo saddex bilood ah, sida uu sheegay taliyaha ururka 60-aad ee Madaxtooyadda G/le Odowaa Yuusuf Raagge waxay ciidankan qaateen tababarro kala duwan oo ay ugu horeyso la dhaqanka shacbiga iyo masuuliyiinta imaanaya madaxtooyadda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON