Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO & VIDEO: Farmaajo oo Safar dhulka ah ku gaaray Magaalada Cadaado & Sidii loogu soo dhoweeyay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa socdaal dhulka ah ku maray inta u dhaxeysa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado, wuxuuna Galabta gaaray magaalada Cadaado.

Madaxweynaha ayaa sii maray degaanada Bandiiradleey, Saddex Higlo, Gelinsoor, wuxuuna ugu dambeyn caawa ku hoyanayaa Magaalada Cadaado Ee Xarunta Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Galmudug.

Waxaa safarka ku wehliyay, wasiiro, xildhibaanno iyo madaxweynaha Galmudug, waxaan soo dhoweyn diiran loogu sameeyay magaalada Cadaado oo dadkeeda ilaa saaka ay wadooyinka dhoobnaayeen.

DAAWO 

Image may contain: car, mountain, sky, outdoor and nature

Image may contain: 5 people, people smiling

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, smiling, standing, beard and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON