Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Wadooyinka la xiray ee Magaalada Muqdisho iyo Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka oo socota

Wadooyinka Muqdisho gaar ahaan wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama ayaa la xiray iyadoo ay socoto doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ciidamada amniga ayaa xiray isu socodka Jidka Maka Almukarama iyadoo aan loo ogoleyn gaadiidka oo dad aad u yar ay lugeynayaan, waxaana sidoo kale  xiran waddooyinka soo gala Isgoyska Sayid oo dhinaca ku heysta xarunta iyo xarunta Madaxtooyada Somalia.

Wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa hadda uun soo idlaatay iyadoo la galayo tirinta codadka ay kala heleen 10 xildhibaan oo xilka ku loolamaya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON