Monday, June 23, 2025

Saxafiyiinta Muqdisho oo soo saaray cabasho ka dhan ah Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha [Sawirro]

Saxafiyiinta Muqdisho ayaa ka cabanaya hab dhaqanka Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya oo ay sheegeen inuu caqbado waaweyn ku hor gudbay, kuna hayo tacadiyo joogto noqday.

Dhacdadii ugu danbeysay ayaa Weriyeyaasha qabsatay saaka oo Saaka looga yeeray Madaxtooyada, siiba Xafiisk Ra’iisal wasaaraha, iyadoo loo sheegay in la tebinayo war ku sabasan Dhagax-dhigga mashruuca dhismaha jidadka xiriiriya Muqdisho iyo Afgooye, Muqdisho iyo Balcad.

Saxafiyiinta ayaa sheegay inay Aroortii saaka 7: 00 subaxnimo ay iska xaadiriyeen madaxtooyada, balse ay ku gaareen 1:00 Duhurnimo, iyagoo sugayey in la geeyay goobta dhagax-dhigga balse mar danbe loo sheegay inay ska tagaan oo Muuqaalka warka loo soo diri doono.

Ad

Weriye C/casiis Okey oo ka tirsan TV-ga Universal ayaa sheegay in dhacdooyinkan soo noqnoqdeen, iyadoo caburin ka jirto madaxtooyada, isla markaana wararka madaxtooyadda ay soo dirtana looga gol leeyahay inaan xaqiiqda Bulshada loo sheegin, wuxuuna ku tilmaamay waxa ka socda Villa Somalia Guulwadeyn.

Saxafiyiin
Weriyeyaal
Image may contain: people playing sports
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON