Friday, June 27, 2025

Senator ka tirsan Aqalka Sare oo si kulul u weerarray Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya [Dhageyso]

Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay weerarradii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Senator Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay debecsanaan weyn ka jirto xaaladda amniga Muqdisho, ayna wax lala yaabo ay tahay dareyskii ciidamada lagu soo weerarrayo Madaxtooyada iyo xarumihii ay isku haleynayeen.

Isagoo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayuu sheegay xaaladdii deganaansho ee ka jirtay Muqdisho muddooyinkii lasoo dhaafay aanay ahayn waxqabad ee kooxda nabad-diidka ay iska maqnaayeen.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON