Monday, June 23, 2025

Sharci-yaqaan caddeeyay magaca loogu yeeri doono FARMAAJO kadib 8-da Febrayo iyo Awoodaha uu waayey..

Sharci-yaqaan ka mida Qareenada dalka ayaa ka hadlay magaca loogu yeeri doono Maxamed C/llaahi Farmaajo marka uu caawa dhammaado muddo xileedkiisa sharciga ahaa ee 4-ta Sano.

Abuukaate Daahir Maxamed Cali (Dahir Carab) ayaa sheegay in dastuuri ahaan wixii maanta ka dambeeya Farmaajo loogu yeeri doono “Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday”, wuxuuna intaas ku daray inuusan qaban karin awoodihii uu Dastuurku siiyay.

Howsha kaliya ee u taalla madaxeynaha waqtigiisu dhammaaday ayuu sheegay Qareenka inay tahay ka shaqeynta iyo gacansiinta sidii ay dalka uga dhici lahayd dalka.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON