Sunday, July 13, 2025

Shax muujineysa Musuqii ka jiray Qeybta Fiisaha iyo Fasaxa Garoonka Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baahisay shax ku saabsan sida loo leexsan jiray Dakhliga kasoo xarooda Qeybta Adeegga Fiisaha iyo fasaxa shaqada ajnabiga, kadib markii la xiray saraakiisha qeybtan oo lagu eedeeyay Musuqmaasuq.

Kiiska Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Musuqmaasuqa ayaa soo shaac baxay bishii April, iyadoo markaas kadib la xiray ilaa 15 isugu jira saraakiil iyo agaasimeyaal ka tirsan hay’adaha dowladda.

Adeegyada kordhinta Fiisaha iyo Fasaxa shaqada oo dowladda uu kasoo galo dakhli kooban bil kasta ayaa si weyn u kordhay, siiba fasaxa shaqada, waxaana bishii Maarso ee sanadkan uu ahaa 78,000 Dollar, balse bishii ugu danbeysay ee June ayuu gaaray 340,000 Dollar.

Arrintan ayaa muujineysa in lacag ku dhow 300,000 labada adeeg lagu leexsan jiray bil kasta, taasoo ka dhigan in sanadkii ay gaareyso 3.5 Dollar.

BishaKordhint FiisahaKordhinta Fasaxa
BishaKordhinta FasaxaFasaxa Shaqada
Janaayo$423,950.00$036,500
Febraayo$375,530.00$071,160
Maarso$268,840$78,770
April$231,460$219,290
May$361,470$386,060
June$480,550$340,730
Source: SNTV

J

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON