Thursday, June 26, 2025

Sheekh Axmed Shaakir: “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku socdaa jidkii Xasan Sheekh ee fashilka….”

Madaxweynaha  Maamulka  Ahlusuna ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay fashilkii waanwantii Galmudug iyo Ahlu suna.

Kadib markii uu dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay qeyb ka ahayd fashilka ku yimid wadahadalkii Galmudug iyo Ahlu suna oo xalka loogu raadinayey Khilaafka Siyaasadeed ee gobollada dhexe.

Sheekh Axmed Shaakir  ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu ku socdo wadaddii dowladii Xasan Sheekh ee fashilka gobollada dhexe, isagoo uugu baaqay dowlada Soomaaliya inay dhex-dheexaad ka noqoto arrimaha gobollada Dhexe oo aysan xigsan kooxda Cadaado fadhida.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON