Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo madaxweyne u ah Galmudugta Ahlu suna ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku caddeeyay inaysan aqoonsaneyn Doorashadii ay dowladda Federaalka ka qabanqaabisay magaalada Dhuusamareeb 2-dii bishan Febraayo, taasoo madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).
Sheekh Shaakir ayaa beeniyey inay jiraan wadahadal u socda dowladda Federaalka iyo Ahlu suna, wuxuuna ku eedeeyay inay tahay been ay fidisay dowladda Federaalka, isagoo ugu baaqay iskuuladda ka jira degaankaasi inaan ardayda loo adeegsan arrimo siyaasadeed.
HOOS KA AKHRISO
