Monday, July 7, 2025

Sheekh Shariif oo ka hadlay Sarkaal Qarax lagu dilay iyo xoreynta degmada Ruun-Nirgood

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay sarkaal sare oo lagu dilay qarax ka dhacay duleedka degmada Mahadaay.

“Allah ha u naxariisto Dhamme Cabdirashiid Axmed Cabdulle iyo ciidamada kale ee saakay ku geeriyooday qaraxa lagula eegtay degmada Mahadaay. Ciidamada ku dhaawacmay waxaan u rajaynaynaa in Allah SWT uu siiyo caafimaad deg deg ah”.” ayuu qoraalkisa yiri Sheekh Shariif oo ay is xigaan sarkaalka.

Sidoo kale Sheekh Shariif wuxuu bogaadinaynaa ciidamada Xoogga dalka iyo ciidamada dib u xoraynta deegaanka oo maanta degmadii u dambaysay ee Ruun Nirgood ka saaray Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON