Thursday, June 17, 2021

Sheekh Umal oo farriin culus u diray Deni iyo Axmed Madoobe. “Dad ayaa rumeysan inaad dowlado xiriir la leedihiin..”

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada Soomaaliyeed ayaa farriin culus u diray madaxweynayaasha Puntland yo Jubbaland, isagoo muuqaal uu soo duubay oo ahaa kii labaad si toos ah ugula hadlay.

Sheekha ayaa farriintiisa ku sheega inay dad badan rumeysan yihiin in Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Madoobe ay ka talo qaataan xiriirna la leeyihiin dowlado shisheeya, taasoo haddii ay jirto uu sheegay noqoneysa khiyaano Qaran.

Sheekh Umal oo si gaara ugu tuuntuunsaday labadan madaxweyne ayaa ugu baaqay inay joojiyaan shuruudaha ay ku xirayaan wadahadalka oo aysan caqabad ku noqon maslaxadii umadda oo lugaha ay hayaan.

Ad

HOOS KA DAAWO FARRIINTA

- Advertisement -
- Advertisement -

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

158,735FansLike
2,430FollowersFollow
5,851FollowersFollow
158,735FansLike
2,430FollowersFollow
5,851FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!