Saturday, June 28, 2025

Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo looga dooday tirakoobka Shaqaalaha Dowladda

Shirka toddobaadlaha ah  ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga halday arrimo dhowr ah iyadoo uu shir guddoominayey Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkooxda uga hadlay tirakoobka shaqaalaha dowladda, xubinnimada Soomaaliya ee Suuqa Ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika iyo Qorshaha geeddi socodka dayn Cafinta Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shirka guddoomiyey  ayaa warbixin kale looga dhagaysatay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuuamdda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa intii kulanku uu socday u sheegay wasiirrada in muhiim ay tahay in wasaarad waliba shaqadii loo xil saaray ay dardar geliso si loogu guuleysto qorshaha qaran ee xukuumadiisa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON