Friday, July 4, 2025

Shirkii Shidaalka Somalia ee London oo furmay & Bannaanbax looga horjeedo oo socda [Toos u Daawo]

Waxaa goor dhoweyd magaalada London ka furmay shirkii Shidaalka Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Shirkadda Spectrum ee dalka Norway.

Shirka waxaa dowlada Soomaaliya uga qeyb gelaya Wasiirka Batroolka iyo xubno la socda, iyadoo dhinaca kale uu bannaanbax ka socdo agagaarka goobta shirku ka dhacayo halkaasoo dad Soomaali ah oo ka horjeeda xaraash ay sheegeen in lagu sameynayo shidaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa hareeyay muran weyn oo salka ku haya war ay aakhirkii sanadkii hore faafisay shirkadda Spectrum, waxaana lagu wadaa in shirka lagu soo bandhigo daraasad lagu sameeyay qeyb ka mida dhulka Soomaalida.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON