Sunday, June 22, 2025

Shuruudo Cusub oo lagu soo rogay Dadka raba Warqadda Dembi-la’aanta ee CID-da. [Daawo farriinta Booliska]

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo isbedel ku sameeyay habka bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee CID-da oo hore dhibaato badan loogu qabay, iyadoo shuruudo lagu soo rogay qofka qaadanaya warqadaasi.

Dadka qaadanaya Warqadda dembi la’aanta ayaa loo qeybiyey afar qeyb oo kala ah: Qof raba waxbarasho dibadeed, Dadka raba ibay caafinaad u aadaan dibadda, Dadka safarrada caadiga ah ama dalxiisaka iyo dadka Ajnabiga ah, waxaana qof kasta oo dadkan ka mida laga taraa dokumentiyo ay ka mid yihiin Passport, Warqadda dhalashada, Dokumentiyo caddeynaya sugnaanshaha qofka raba warqadda.

Taliye ku xigeenka Booliska Zakia Xuseen ayaa Bulshada Soomaliyeed ka codsataY inay dhowraan habraaca shaqada iyo wakhtiga taasoo inoo saamaxeeyso in si wanaagsan idinku adeegno. Waxaa dadka loo sheegay inay imaan xarunta CID-da xilli habeen ah oo kaliya ay goobtaasi tagaan 6:00 Aroornimo ayna muddo 24 saac ah sugaan Warqadda

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON