Sunday, June 22, 2025

Siciid Deni oo kala diray Golihii Degaanka Garowe, Soona magacaabay 4 Guddoomiye degmo

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto maanta 15-ka Sibteembar 2022, ku kala diray Golihii Deegaanka Degmada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeenada Degmooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo.

Xubnaha uu magacaabay madaxweynaha Puntland ayaa kala ah:

Ad

1. Waxaa Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigaanka Degmadda Boosaaso si ku-meel gaar ah loogu magacaabay: Xasan Cabdalle Xasan Guddoomiyaha Degmadda Boosaaso iyo Siciid Cabdiraxmaan Maxamed Guddoomiye Ku-xigeenka Degmadda Boosaaso.

2. Waxaa Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigaanka Degmadda Garoowe si ku-meel gaar ah loogu magacaabaya: Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud (Geedi) Guddoomiyaha Degmadda Garoowe iyo Maxamed Cali Maxamed (Xamari) Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Garoowe.

3. Waxaa Guddoomiyaha Degmadda Gaalkacyo si ku-meel gaar ah loogu magacaabaya Xassan Maxamed Jaamac.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON