Siyaasiga Faarax Macallin oo Weerar Culus ku qaaday RW Rooble, Deni iyo Axmed Madoobe

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa farriin aflagaado culus ah u diray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somaliya iyo laba ka mida madaxda maamul Goboleedyada.

Siyaasigan Soomaali-Kenyaanka oo ka mida la-taliyeyaasha Farmaajo ayaa farriintiisa ku yiri: “Soomaalidu waxay tidhaahdaa “Intaad doonto Doofaarka dhaq, marna daahir noqon maayo”, Muhiim maaha inta Farmaajo isku dayey inuu raalli geliyo Rooble, Deni, Madoobe & iwm, Mar waliba waxay ahaan doonaan Calooshood u shaqeystayaal dalkooda caddow ku ah. Hadda waa inaad ka takhlustaa..”

Farriinta Faarax Macallin ayaa ka mida talllooyin iyo go’aanno xagjirr ah oo uu ku difaaco Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaana lagu bartay inuu ka mid yahay taageerayaashiisa waaweyn.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON