Friday, June 27, 2025

Siyaasiyiinta & Odayaasha kasoo jeeda Somaliland oo qaadacay Guddiga Khilaafaadka Doorashada 2016

Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa qaadacay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ee uu shalay ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.

Qoraal ay soo saareen siyaasiyiinta ku jira dowladda Federaalka iyo odayaasha dhaqanka ee ku sugan Muqdisho ayaa lagu sheegay in magacaabidda guddigan ay tahay cadaalad darro sii kordhineysa tacadigii lagula kacay dhinacooda, waxayna mar kale ku celiyeen inay bannaanka ka taagan yihiin Doorashada 2016 oo aanay ka qeyb galeynin ilaa la xaliyo cadaalad darrada.

AKHRISO QORAALKA

isaaq

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON