Thursday, June 26, 2025

Somaliland oo Dacwad kulul ka Qortay Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating [Akhriso Qoraalka]

Maamulka Somaliland ayaa dacwad ka gudbiyey wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo ay sheegeen inuu dhinac u xaglin ah uga hadlay arrinta xiisadda Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland.

Qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha dibaadda Somaliland Sacad Cali Shire oo loo diray xoghayaha gud ee  ee Qaramada Midoobay Antonio Gutarres ayaa lagu cambaareeyay warqad uu Micheal Keating u diray Somaliland, waxaana lagu tilmaamay inay ahayd mid dhinac u janjeerta oo meel uga dhacday Somaliland, isla markaana aan xaqiiq ku dhisneyn.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON