Thursday, April 18, 2024

Suldaan C/rashiid Durre oo Kismaayo ugu Geeriyooday Dhaawicii soo gaaray iyo…

Suldaanka Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka Sudaan C/rashiid Muuse Durre ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo, kadib markii ay caawa toogteen koox dabley ah.

Suldaanka ayaa la toogtay isagoo kasoo baxay salaadii maqrib ee caawa, waxayna rasaasta ka haleeshay qeybta sare oo laba xabbadood uga dhaceen, waxaana lagu guuleysan waayey qalliin lagu sameeyay oo degdeg ah, xaaladiisuna ay ahayd mid adag.

Waxaa isbitaalka tegay xubno ka mida mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland oo tacsi u diray eheladii iyo dadkii uu ka geeriyooday Suldaanka, iyadoo geerida Suldaanka ay dhalisay shaki iyo cabsi ku saabsan amniga odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Ad

Weerarka lagu qaaday suldaan C/rashiid Durre ayaa ka dhacay aa ka dhacay  Xaafadda  Calanleey, gaar ahaan via Afmadow.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON