Qaar ka mida taageerayaashii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee sida weyn ugu ololeeyay xiligii doorashada ayaa loo heystaa deyntii hoteelada ay deganaayeen iyo kharashaad ay galeen.
Sida uu bartiisa ku soo qoray mid ka mida dadka sida weyn ula socda oo ah madaxa Radio Daljir ayuu sheegay in dadkaasi qaar ka mida xabsi guri loo geliyay deyntii lagu lahaa.
Wuxuu intaas ku daray inaan laga aamusi karin arrintan oo ay damiir ahaan uu ka aamusi waayay, kadibna uu xaaladooda bannaanka soo dhigay.
HOOS KA AKHRI
Goobjooge.com