Friday, March 5, 2021

Daahir Geelle

“Qoorqoor wuxuu noo sheegay oo marqaati leh inuusan dhexdhexaad ahayn -Musharax kashifay xaqiiqada-

Daahir Maxamuud Geelle oo ka mida musharixiinta madaxaweynaha ee ka tiesan Midowga Murashaxiinta Madaxweyneyaasha ku eedeeyay Madaxweyaha Galmudug Axmed Qoorqoor inuusan dhexdhexaad ahayn. "Runtii...

Musharax kashifay sababta ay u shaacin waayeen Liiska xubnaha NISA ee ku jira Guddiyada Doorashada

Musharaxa xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa kashifay sababta ay musharixiinta u shaacin waayeen Liiska xubnaha ka mida Sirdoonka NISA ee ku jira Guddiyada...

Musharax Daahir Geelle oo shaaciyey wixii dhex maray kulan uu ugu yeeray Ra’iisal Wasaare Rooble

Wasiirkii hore ee Warfaafinta, haddana ka mida Musharixiinta xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay kulan Galabta dhex maray Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen...

Musharax Daahir Geelle oo farriin culus diray: “Madaxweynow Dalka waa uga dartay ee ha uga sii darin..”

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Muqdisho iyo ciidamada madaxweyne Farmaajo dul dhigay xarumaha qaar ka mida musharixiinta...

Maareeyihii Golaha Murtida [Tiyaatarka] oo Xilkii laga qaaday [Muxuu eersaday Abwaan Guure?.]

War kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhoweyd xilkii looga qaaday Maareeyihii Hore Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure....

AKHRISO MAGACYADA: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo magacaabay 4 Wasiir oo cusub & Wasiiru dowle

Ra'iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaacabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya xukuumadiisa, intii aanu maanta ka dhoofin Muqdisho. Wareegtada magacaabidda wasiirada...

Wasiirka Warfaafinta oo isbedel ku sameeyay Qaabkii Xukuumadda uga hadli jirtay Qaraxyada Muqdisho [Akhriso]

Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay weerarkii Qaraxyada iyo dagaalka tooska ahaa ee shalay ka dhacay baraha laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya...

Xukuumadda Soomaaliya oo Jawaab Cad ka bixisay hadalkii kasoo yeeray Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya [Akhriso]

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Daahir Maxamuud Geelle ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ku...

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo faahfaahiyay khasaarihii xujeyda Soomaalida ka soo gaaray xajka sanadkan

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Daahir Maxamuud Geelle ayaa faah faahin ka bixiyay tirada Soomaalida ee sanadkani gudatay waajibaadak xajka iyo...

XOG CULUS: Magacyada Safiiro cusub oo dowladda Federaalka magacaabeyso

Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo jeediyay magacaabidda shan safiir oo Soomaaliya u fadhin doona dalal dhowr ah, sida lagu ansixiyay shirkii golaha wasiirada...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!