Monday, June 23, 2025

Taliska Booliska oo Dhuusamareeb Diyaarad ku geeyay Saraakiishii Booliska ee loo magacaabay Galmudug.

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb diyaarad ku geeyay 19 sarkaal Boolis ah oo loo magacaabay xilalka talisyada Booliska ee Gobollada iyo degmooyinka Galmudug.

Saraakiishan oo uu hoggaaminayey Taliye ku-xigeenka Koowaad ee ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Cismaan Maxamed C/llaahi ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhusamareb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo ay la socdaan saraakiisgan, waxaana lagu wadaa in loo kala diro degaanada loo magacaabay.

Waa tiradii ugu badneyd ee sarkaal Boolis ah oo Taliska Booliska Federaalka uu mar kaliya u magcaabo dowlad Goboleed, kadibna uu u daabulo degaanada maamulkaasi, iyadoo arrintan ay caddeyn u tahay in Maamulka Galmudug aanu awoodin inuu soo magacawdo taliyeyaasha Booliska degmooyinka iyo Gobollada hoos yimaada.

Halkan ka akhriso Magacyada Saraakiisha Booliska & xilalka loo magacaabay

Image may contain: 2 people, outdoor
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON