Taliska Ciidamada Booliska Somalia oo War kasoo saaray Xariga Wasiirkii Amniga Jubbaland

Dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur (C/rashiid Janan).

Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Somalia Zakiya Xuseen oo war kooban soo saartay ayaa sheegtay in C/rashiid Janan loo heysto dambiyo culus, waxayna qoraalkeeda ku tiri: “Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa shalay ay taariikhdu ahayd 31/08/2019 soo xiray eedeeysane C/Rashiid Xassan Nuur ‘Janan’ kaasoo ku eedaysan dambiyo culus, kiiskaas oo hada ay baarayaan ciidanka boliiska Mogadishu…”

Ad

Waa warkii ugu horeeyay ee kasoo baxa dowladda Somalia oo ku saabsan xariga wasiirka Amniga Jubbaland, waxayna arrintan ka dambeysay markii Jubbaland ay soo saartay dalab ku saabsan in si shuruud la’aan ah lagu sii daayo Wasiir janan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

129,498FansLike
1,256FollowersFollow
3,421FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!