Thursday, April 18, 2024

Taliska Xoogga Dalka oo soo bandhigay Alshabaabkii lagu laayey Degaanka Aboorey

Ciidamada Xoogga dalka ayaa soo bandhigay meydadka Alshabaab fara badan oo lagu dilay howlgal ka dhacay degaanka Aborey ee duleedka degmada Buuloburte, Gobolka Hiiraan.

War kasoo baxay Taliska Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in howlgalka Ciidanka Xoogga ay ka sameeyeen deegaanka Abooreey oo 25 Km u jira degmada Buulo burde in lagu dilay in ku dhow 50 Dhagar-qabe oo ka tirsan Argagixisada.

Alshabaabka lagu dilay Abooreyayaa waxaa ka mida horjoogayal lagu kala magacaabo Maxamed Nasal iyo Ilkacase, waxaana dagaalka ka socda duleedka Buuloburte ku biiray xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON