Tuesday, July 15, 2025

Taliye Cumar Dheere & Abaanduulihii Guutada 12-ka April oo lagu dilay Qarax ka dhacay Sh/Hoose

Taliyihii Guutada 12-ka April ee ciidamada milateriga Soomaaliya Jen. Cumar Aadan (Cumar Dheere) ayaa lagu dilay qarax ka dhacay Gobolka Sh/hoose oo halleelay gaari uu la socday.

Jen. Cumar Dheere ayaa dhaawac culus kasoo gaaray, kaasoo uu markii dambe u dhintay, waxaan sidoo kale qaraa oo ahaa miino xoog leh ku dhintay abaanduulihii Guutada 12-ka April Jeneraal Cabdi Cali Jamaame iyo ciidamadii ilaalada u ahaa ee gaariga la saarnaa.

Qaraxan ayaa dhaliyey qasaarihii ugu weynaa ee soo gaara milateriga Soomaaliya oo ay ku dhinteen saraakiil jeneraallo ah, waxaana sidoo kale ku dhintay qaraxa ilaalada taliyaha oo la socday.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON