Monday, June 30, 2025

Taliyeyaasha Ciidamada oo Madaxweynaha dooran siiyey Warbixinta xaaladda Amniga

Madaxweynaha dooran Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Milateriga xoogga dalka iyo Booliska.

Kulankan oo ka mida shirarka is daba joogga ah ee uu la yeelanayo madaxda iyo mas’uuliyiinta dowladda ayaa hordhac u ah la wareegidda xilka oo lagu wado inay dhacdo inta aysan dhammaan bishan May 2022.

“Waxaan kulan la qaatay taliyeyaasha Xoogga iyo Booliska Soomaaliyeed. Waxaan ka dhageystay warbixinta guud ee amniga dalka iyo qorshayaasha hortebinta leh xilliga kala guurka. Amniga waa muhiimmadda koowaad ee dowladda” ayuu yiri Xasan Sheekh oo ka hadlay kulanka uu la yeeshay labada taliye.

Xasan Sheekh ayaa sii wada kulamada mas’uuliyiinta dowladda iyo wakiilada Beesha Caalamka, isagoo ku sugan goob ay ATMIS ku ilaalineyso oo ka tirsan Xalane.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON