Sunday, July 13, 2025

Taliyeyaasha Milateriga, AMISOM & Booliska oo isu tegay xarunta Gobolka Banaadir [Sawirro]

Taliyeyaasha ciidamada milateriga Soomaaliya, kan AMISOM iyo Booliska AMISOM ayaa saaka tegay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Waxaa kulan weyn uu dhex maray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed, Taliyaha ciidanka Xooga dalka Gen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid), Taliyaha AMISOM Cismaan Subagle, kasoo looga hadlay qorshe amniga Muqidsho.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la sheegay inuu dalbaday kulankan, wuxuuna ahaa kulankii ugu horeeyay oo afarta geesood dhex mara, kaasoo looga hadlayo wadashaqeyn dhex marta iyo hirgelinta qorshaha ammaanka Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhowaan gadiidka AMISOM ka mamnuucay wadadda Maka Almukarama xilliyada maalintii iyo fiidnimada arrintaas oo AMISOM ay sheegtay inaysan waxba kala socon.

SAWIRRO

amniga-1

amniga-2

amniga-4

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON