Wednesday, July 2, 2025

Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland oo Geeriyooday [Ra’iisal wasaare ku xigeenka Somalia oo tacsi u diray..]

Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland jen. C/llaahi Fadal Iiman ayaa caawa ku geeriyooday Hargeisa, kadib markii uu xanuun muddo hayey loo dhigay isbitaalka Hargeysa International Hospital ee magaalada Hargeysa.

Geerida taliyaha waxaa xaqiijiyey mas’uuliyiinta Somalilandm wuxuuna ahaa taliyaha ugu waqtiga dheeraa ee ciidamada Booliska Somaliland, iyadoo la sheegay inay socoto qabanqaada aas qaran oo loo sameynayo taliyaha Booliska Somaliland.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahad Maxamed Guuleed ayaa ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee taliyihii ciidanka Booliska Somaliland, Cabdillaahi Fadal Iimaan, wuxuuna Alle uga baryey inuu Qabriga Alle u waasiciyo, Qoyska, Caruurta uu ka baxayna samir iyo iiman Alle ka siiyo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON