Monday, June 23, 2025

Taliyihii ciidamada ilaalada RW Rooble oo xilkii laga qaaday iyo Arrin yaab leh oo uu ku kacay

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday taliyihii Horinta saddexaad ee ciidmada ilaalada Madaxtooyada Cabdullahi Mohamed Jaamac (Codeey ) oo qaabilsanaa amnigiisa.

Taliyaha xilka laga qaaday ayaa la sheegay inuu ku kacay tallaabo halis ku ah amniga Ra’iisal wasaaraha, waxaana lagu beelay oo xilkaasi loo magacaabay Gaashaanle Maxamed Cabdi Yare.

Xogta la helay ayaa sheegeysa in Taliyihii Horrinta 3-aad ee Ilaaladda Madaxtooyadda gaar ahaan Ra’iisul wasaaraha oo ay xigeen Farmaajo shaqadii looga joojiyay markii uu ciidamo dharcad ah oo Bistoolado ku hubeysan, kana ka marqaata Fahad Yaasiin u gudbiyay dhisme ku dhegan Guriga Ra’iisal wasaare Rooble.

Ad

Xaaladda Amniga Ra’iisal wasaaraha ayaa la xoojiyey, kadib warkii kasoo baxay hay’adda NISA ee ahaa in loo qorsheeyay Dil.

May be an image of 1 person
Sarkaalka xilka laga qaaday
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON