TOOS GAROWE: Doorashada Madaxweynaha Puntland oo bilaabatay 21 Musharax oo ku tartamaya

Waxaa magaalad Garowe ka bilaabatay doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland oo ay ku taramayaan 32 musharax.

66-ka xildhibaan ee Golaha wakiilada Puntland ayaa  dooran doona maanta madaxweynaha 5-ta sano ee soo socota degaankaasi ka arrimin doona, waxaana dadka tartamaya ku jira madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday.

TOOS U DAAWO DOORASHADA

1:Saciid Abdullahi Deni

2:Ali Abdi awaare

3:Asad Cismaan Abdullahi

4:Saciid Maxamed Xirsi

5:Cali Xaaji Warsame

6:Maxamed Axmed Jaamac shaale

7:Maxamed xirsi moorgan

8:Abdi Faarax Juxa

9:Dr Bashiir Maxamed Xuseen

10:eng Maxamuud khaliif Jabiye

11:Faarax Cali Shire

13:Abdisamad Mohamed Gallan

14:Maxamuud Cabdi Axmed Garlibaax

15:Dr Cali Ciise Abdi

16:Gen khaliif ciise mudan

17:daahir Mire Jibriil

18:Maxamed Cabdullahi Xuseen shotaaye

19:Cabdiqaadir Yaasiin Abdulle Qodax

20:Dr Aadan Maxamed Ciise Gaadaale

21: Abdiwali Maxamed Gaasmed Gaas

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

115,664FansLike
655FollowersFollow
2,707FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

115,664FansLike
655FollowersFollow
20FollowersFollow
2,707FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!